26th July 2024  admin  Category :

Waqooyiga Yaa La Xasuuqay? Yaa Wax Xasuuqay. Hoos ka akhriso maqaal aan horay uGu qornay arinta uu madaxweyne Farmaajo uu la saftay beesha Isaaq iyo hogaamiyashii SNM Muuse Biixi, Ina Kaahin iyo Ina Mire, isaga oo meel uga dhacay Beelaha Harti ee dega waqooyiga Soomaaliya, oo dhiigii uGu danbeeyey labo bil ka hor magalaada Damala xagare ee gobolka Sanaag uGu daadiyey midnimada Soomaaliya.

Sodon sano ka hor, isla magaaladaas iyo Xinagloo, waxa xasuuq ka gaystay kooxda uu manta cafiska waydiistay madaxweyne Farmaajo

http://allsanaag.com/waqooyiga-yaa-la-xasuuqay-yaa-wax-xasuuqay/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*