11th May 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta beesha  Raxanweryn,  ee horay uga  been sheegay Bulshada reer Puntland, iyaga oo yidhi ” in dadka ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle lagu xasuuqo degaanada Puntland, ayaa hadda khudbad   uu madaxweynaha Puntland kaga hadlayey dhibta argagixisada ku hayso shacabka Puntland waxay u bedeleen inuu maagayo qabiil Soomaaliyeed.

Muuqaalka hoose markaad  dhamaysato   ayaad ogaan doontaa in madaxweyne Gaas ka hadlayey argagixiso ee uuna ka hadlayn qabiil Soomaaliyeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*