26th April 2024  admin  Category :

Saleebaan Cali Ismaaciil waa 91jir,  aan haba yaraatee Taariikhda Soomaaliya wax ka aqoon , sababtoo ah waxa qura oo  u yaqaanaa waa dhaxalkii uu  awoowayaashii  ka dhaxlay ee  ahaa  sida beeraha Jibriil Abokor loo falo.

Saleebaan waa odayga dhinaca midig  xiga waxa la fadhiya Waraabe oo isaguna talafishanka Aljazeera mar ay waraysanaysay ka  sheegay in Soomaali ay beesha Isaaq ugu  geesisan yihiin oo waxay doonaan Soomaalida kale  ku samayn jireen taariikhda. Sidaas awgeed labadan oday waxaanu ku magcawnay Sirqooyinka Lunsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*