26th April 2024  admin  Category :

Shir ay isugu yimadeen Odayaasha degaanka iyo reer guraaga degan buura Calmadow ee dhanka Bari ayaa waxay ka  soo sareen baaq ku-aadan kooxda shabaab oo ay uga digeen Inaysan Ku soo gaban Dadka reer guuraaga ah.

Kulankan oo kadhacay degaanka Dhidayidaya Ee buuraha Caleed ayaa Waxaa sidoo kale Odayaashu Ku dalbanayeen In si Shiruud la’aana loo siidaayo 7 nin oo kooxda Argagixisadu 3 Cisho ka hor Ku qafaalatay Degaanka Hadhweyn Ee Calmadow iyo Labo ay  shalay afduubteen . Waxay Ku baqeen Odayaashu  Inaysan wax wara ka aqbalayn iyo wada hadal toona kala galayn dadka degaankooda jooga oo ay afduubteen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*