26th April 2024  admin  Category :

Wasiirkii Reer Puntland waxa lagu khasbay inuu raali gelin ka bixiyo markuu yiri Af May mayga aad igula hadashay ma fahmin. Laakiinse markii Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya isticmaalay ereyga  Sanaag Bari,  oo ay isticmaalaan kuwa Soomaaliyana kala goynaya sida Faysal Cali Waraabe iyo Dheeg, Ma jiro Siyaasi ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo arintaa ka hadlay ama codsaday raali gelin uu ka bixiyo raisulwasaare ku xigeenka . sababtoo ah Soomaaliya kuma yaalo gobol la yiraahdo Sanaag bari.

https://youtu.be/em_L6ZzHhZU

https://allsanaag.com/sanaag-bari-waa-xagee/

https://allsanaag.com/may-maygu-maaha-afka-jamhuuriyadda/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*