7th May 2024  admin  Category :

Maamulka Galmudug markii la dhisayey ayaa lagu heshiiyey in Cadaado ay ahaato caasimada kumeel gaarka ah hadhawna loo raro magaalada Dhuusamareeb. Waqtigan oo Alhlusunna lala heshiiyey taas oo ka tallineeysay magaalada Dhuusamareeb ayaa reer Cadaado waxeey billaabeen ineey mucaaradaan heshiiskaas.

Hadaba reer Cadaado waxeey raadinayaan maqaamka Cadaado arrin ay ugu yeereen. Waxaan ognahay in maamulada Puntland iyo kan Hargeeysa ay leeyihiin magaalooyin waaweeyn, mana jirto cid maqaam ka hadleeysa. Hadaba waa maxay maqaamka ay reer Cadaado raadinayaan?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*