26th April 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Wasiiro Magacaabay Kuwana Xilka Ka Qaaday.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay Wasiiro cusub, iyadoo la buuxiyay labo wasiir oo booskooda banaanaa, kuwaasoo bil ka hor uu Ra’iisul Wasaaraha xilka ka qaaday.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa goor dhow warbaahinta dowladda ka akhriyay wareegtada Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay illaa shan wasiir iyo wasiir kuxigeen.

https://youtu.be/fxCm_JTkuWI

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*