26th April 2024  admin  Category :

Qorshaha Horu-marineed Ee Jaamacada Maakhir.

Madaxda iyo Howl-wadeenada guud ee Jaamacada Maakhir ayaa Wadda Qorshe heer sare ah oo la xidhiidha horumarka guud ee Jaamacadan oo ah Jaamacada Ugu dhismaha bilicda Wanaagsan Gobolada Sool Sanaag iyo Bari.

Waxaa jira Qorshayaal dhowra oo lugu horu maranayo Jaamacada Maakhir oo Xidhiidho Caalsmiya ay ka dhexeyn donaan Jaamacadaha Dunida kuwooda ugu Waawayn.

Jaamacadu Waxay Dalka ku balaadhin doontaa Laamaha/Faracyada Gobolada Sida MagaaloyinkaHargeysa’Laascano,Muqdisho’Bosaso’Garowe’Burco’Cerigaabo iyo Degmooyinka kale Sanaag iyo Haylnd sida Buran, Hadaaftimo iyo Laasqoray.

Maxamed Axmed Ciise
Allsanaag/Bosaso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*