26th April 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta Hawiye Todobaad walba waxay keenaan arin lagu jaahwareerinayo umadda Soomaaliyeed  oo ay  ku awrkacsanaya ayna ka leeyihiin  dano siyaasadeed oo  iyaga oo ku gabanaya magaca wadaninimo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Xasan Culusoow oo xilligii uu madaxweynaha ka ahaa Soomaaliya   ay dawladda Kenya iyo Odayaasha gobolka Gedo ay heshiis ku wada saxiicdeen xadka labada dal, oo aanu  haba yaraatee ka hadlin waqtigaas  sida ay ku dhacday dalka Soomaaliya oo leh dawlad madax banaan ah  in dawladda Kenya ay heshiis la gasho beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed,.  Hogaamiyihii sidaa u bahdilnaa xilligii uu madaxweynaha Ka ahaa Soomaaliya   ayaa  maanta doonaya sida siyaasiyiinta  kale ee beesha Hawiye oo ay ka mid yihiin Mhad salaad iyo cabdi Shakuur doonaya  inauu  umadda Soomaaliyeed marin habaabiyo

Xildhibaanadii,   siyaasiyiintii  iyo Isimadii   ka soo jeeday  beesha Sade  oo Soomaali ugu wadanisan oo arintan weli  ka hadlin ayaa umaddii Soomaali waxa wareeriyey  Mahad salaad, Muna, Culusoow iyo Cabdishakuur oo ku caan baxay qabyaalad iyaga halkudhigoodii hoe ee  Qalbi dhagax hadda ku bedelay Buulo Xaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*