20th June 2019  admin  Category :

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ku sugan degaano hoos taga Degmada Ceerigaabo

Waxaa maanta degaano hoos taga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland C/xamiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) iyo wafuud uu hugaaminaayo.

Guddomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo wafuud uu horkacayo ayaa booqday fadhiisinka ay ciidama daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag

Waxaa ka qaybgalay soo dhawayntiisa qaybaha bulshada degaanku ka kooban yihiin sida odoyaasha dhaqanka, dhalinyarada, haweenka iyo shacabka ku dhaqan degmadaas.

Haddii Anan Dhulkaygow

One thought on “Puntlandta Cusub

  1. Kacaanboy21

    New puntland mashaaalaah. Puntland israacay day besha harti oo isracday. Cadawga deganada ka celiya. Caalamka usheega in puntland xuduudaha sugto. Gobalda puntland muqdas. Odoorka. Dhulbalaasi donayaan. Magaciina qaatan. Iyagoo somali kacararaya cadawga tageera. Shisheeyaha citiraafka beenta somali beelwalba degaanka ay daganyihiin waa xor gumaysiga erya. Tarikhda warsangali ilaaliya. Masaricda waa been idoor waxatay rabaan muda dher idin qabsadaan diida mashaaalaah isrsaca. Guul guul. Guul gobanimo

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*