28th April 2024  admin  Category :

Af- Urur oo dib looga qabsaday Isbahaysiga SNM iyo Alshabaab

Ciidamada daraawshta ee dowladda Puntland ayaa maanta dib ula wareegay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari kadib markii dhawaan malashiyaadka Al-shabaab ay deegaanka qabsadeen iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin.

Dharaar waxaynu joognaa Cadawgeena dhinacyadu

X uulafadan Al-shabaab iyo SNM ayaa ka war helay in ay kau soo wajahan yihiin ciidamada Puntland waxayna durbadiiba isga baxeen deegaanka.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Karaash ayaa tagay deegaanka Af-urur ee gobolka Bari,wuxuuna ciidamada kula dardaarmay in ay cadowga dalkooda ka difaacaan dowladduna ay siin doonto xuquuqdooda.

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in mamaulka SNM ee Soomaalidiidka ah in Argagixisada Al-shabaab ay taageero dhaqaali ku siiyaan sidii Puntland amnigeeda loo loo wax yeelayn lahaa

Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*