26th April 2024  admin  Category :

Dowlada Puntland oo Mamnoocday Gaadiidka Shidaalka Qaada iyo Kuwa Shacabka ee Aada Dhanka Tukaraq.

War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca ee dowladda Puntland ayaa guud ahaanba waxaa lagu mamnoocay gaadiidka waaweyn iyo kuwa yaryar ee shidaalka u qaada deegaamada waqooyi ee Soomaaliya gaar ahaan dhanka magaalada Laascaanood.

Wasaaradda amniga dowladda Puntland ayaa waxa ay sidoo kale mamnoocday in dadka shacabka ah ay u safraan goobaha ay ku sugan yihiin ciidanka difaaca dowladda Puntland, iyadoona lafaray laamaha ammaanka gaar ahaan kantaroolada inay baaritaan dheeraad ah sameeyaan.

AKHRISO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*