26th April 2024  admin  Category :

Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa wareeysi lala yeeshay kaga hadlay arrimo badan, wareesigaas arrimaha ugu muhiimsanaa waxaa ka mid ahaa:

  1. Wuxuu sheegay Cali Xaaji in awoodii Puntland oo dhan ay isugu tagtay madaxtooyada Puntland;
  2. Baarlamaanka Puntland oo matalyey shacabka inuu ku milmay madaxweeynaha iyo golahiisa wasiirada;
  3. Awoodii madaxweeynaha iyo dawladda ee aheed in la illaashana gacanta baarlamaanka inuu ka baxay, wxuuna madaxweeynaha uu awood u hellay inuu lacag iska daabaco, inuu dhaqaalaha siduu doono uu u bixiyo, ciddii uu doono uu ceersho, inuu ciddii uu doono uu qaato, inuu wadanka markii uu doono uu ka baxo, markii uu doonana uu yimaado, go’aankii bulshada ay qaadatay oo dhan inuu ka baxo sida kii 4.5.
  4. Garsoorkii lafsadiisii inuu ka baxay qaaradiisa, dastuurka Puntland wuxuu sheegayaa in madaxweeynaha la doortaa uu muddo lix billood gudahooda uu ku dhiso maxkamada dastuuriga taasna ma dhisna;
  5. Puntland Dhulka Puntland ka maqan qabiil mas’uul kama aha ee waxaa mas’uuliyadeeda iska leh maamulka Puntland;
  6. Xisbiyo mucaarad ah lama sameen tan iyo intii Puntland la dhisay waana la dhisi karay.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*