26th July 2024  admin  Category :

Sawirka maanta waa  wada hadalada jabhadaha SNM iyo USC, ay ku wada hadlayaan dalka Turkiga , oo la mid ah  sawirka Hawiye Action Group oo sooc ah ay la qaateen wafdiga  dalka Shiinaha oo metelaya  hal bilyan oo qof ah oo dal ka dhaxeeyo Mooryaantuna ku yar tahay.

Dhinaca Soomaalida ninka garka cad waa Safiirka Soomaalida ee UNta Abuukar Baale, waxa ku sii  xiga Ra’sulwasaaraha Soomaaliya Xasan CalI Khyre, waxa ku sii xiga wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad, waxa ku sii xiga Xarbi Cali kulane safiirka Soomaalida ee Sweden, waxa ugu danbeeya Yuusuf Caynte safiirka Soomaalida ee DALKA  Ingiriiska. Safiirka Soomaalida ee dalka Maraykanka oo ah halka sawirkan lagu galay ,  wuxuu ka soo jeeda beesha Darood. Waana  ka maqan yahayn kulankan . Sidoo kale wada hadalka Isaaq iyo Hawiye oo sooc ah ku wada hadlayaan dalka Turkiga waxa ka maqan siyaasiyiinta beesha Daarood.

Dhinca ay hadda miiska ka fadhiyaan wafdiga  Shiinuhu  marka la joogo dalka  Turkiga waxa fariista wafdiga  ka soo jeeda SNM oo uu hogaaminayo  Xuseen Cabdulaahi Bulxan

 

Sawirka Ministry of Foreign Affairs of Somalia.

Yuusuf Garaad iyo la taliyaashiisa Puntland  Indhacde iyo Jeesoow

Image result for Yusuf Garaad oo sheegay shirka ee Shiinaha la yeesheen inuu ahaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*