26th April 2024  admin  Category :

Badhan: fagaaaraha Dugsiga Alfurqaaan ayaa waxa lagu qabtay kulan lagu taageerayo dadkii wax ku yeelobay qaraxii Sabtidii 24/Oct ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kulankankan waxa ka soo qaygalay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Ciyoon, Maayarka degmada Badhan C/risaaq Axmed, Maamulka Dugsiga Alfurqaan, Aqoonyahan iyo boqolaaal ardayda ah.
Ardayda Dugsiga Alfurqaan ayaa lacag u ururiyey ay ugu deqeen gurmadka ay dhalinyarada gobolka Sanaag wadeen.
ardayda ayaa sitay boodhadh ay ku qoran yihiin halku dhegyo taageeara ah iyo kuwo lagu cadaynayey midnimada dadka Soomaliyeed, waxa kaloo goobta laga akhriyey Gabayo, buraambur iyo heeso wadani ah.
Wixi faahfaahin ka dawada wararka habeen danbe ee Tv yada.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Sawirka Salaam Development.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*