26th April 2024  admin  Category :

Xildhibaanada Qaswadaayasha  oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa sheegay in Ilaaladii Guddoomiye Jawaari la xiray, taasna ay tahay arrin xadgudub ku ah xurmadiisa, waxaana ay ku baaqeen in loo soo celiyo ciidamadii laga qaaday.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*