8th May 2024  admin  Category :

Marabidii laga soo diray Hargeeysa ayaa la soo faray ineey dadka Laascaanood u sheegaan inaan hubka lagu dhex qaadan karin magaalada, ineeysan shir qaban karin, ineeysan mudaaharaadi karin iyo in gaari taariko aan aheen mida reer sheikh Isxaaq aan lagu wadan karin magaalada.

Maanta ayeey aheed markii maamulka Puntland ay soo saareen awaamir ku aadan xaalada dagaalka, balse marabida ayaa Hargeeysa looga soo dhiibay ineey yiraahdaan qodobadaa aan kor ku sheegnay si saxanka bariiska ah iyo waslada hilibka ah aysan u waayin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*