27th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Karaash oo la kulmay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan.

Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta xiriirka iskaashi ee Puntland iyo Jabuuti.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*