1st May 2024  admin  Category :

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay inuu gogol nabadeed u dhigayo maamul goboleedyada iyo Dawlada Dhexe

Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Shalay Galab dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Khilaafka ka soo dhax Cusboonaaday Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo Kuwa Dowladda dhexe.

 

kismayokismayo1kismayo2kismayo4 kismayo5kismayo6kismayo7kismayo8kismayo9kismayo10kismayo11kismayo12

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*