26th April 2024  admin  Category :

Waxaa magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ka dhacay dil toogasho ah.

Dilkan waxaa lagu khaarajiyay mid kamid ah dhalinyarada gobolka sool oo lagu magacaabo Aadan teeri

Ninka dhalinyarada ah ee la dilay ayaa ka soo jeeda beesha Bahrarsame ee Dhulbahante.

Dilkan ayaa imaanaya xili xaalada amni ee gobolka sool gaar ahaan laaascaanood aad u xun tahay islamarkaana todobaadkii hore lagu dilay magaalada Cabdilaahi labogole

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*