26th April 2024  admin  Category :

Farmaajo oo ay weheliaan Siyaasiyiinta Xag jir ah ee Villa wardhiigleey ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i

Farmaajo oo ay weheliyaan koox uu si gaar ah u soo xushay oo ay qaar xidid yihiin , ayaa Villa Wardhiigleey kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i

Dhowaan markii Ciidanka Daraawiishta Dowlad-goboleedka Jubbaland ee kusugan degmada Beledxaawo ay jebiyeen Maleeshiyo Beeleedkii muddooyinkan danbe ay Dowladda Federaalku ku soo daabulaysay gobolka Gedo, ayaa la taliyaasha madaxweyne Farmaajo kula taliyeen inuu la heshiiyo Kenya haddii ay u socon wayday tii Qabiilka iyo inuu Beesha Mareexaan uu kala jebiyo, oo u suurtoobi wayday inuu qaybtood ka soo saaro maamulka Jubbaland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo manta kulan kula qaatay Villa Wardhiigleey Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i, ayaa u sheegay inuu shuruud la’aan doonayo inuu la kulmo hogaanka dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Madaxweynaha kulankan waxaa ku weheliyey Kooxda Xag jir ah ee Viila wardhiigleey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, oo ka soo jeeda beesha Habar Gidir,

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi), ka soo jeeda beesha (Reer Aw Saciid) Madaxweyn Dir)

iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade),

Nuur Diiriye Fuursade, waxay ehel yihiin xaaska madaxweyne Farmaajo, Zaynab Cabdi Macallin.

Nuur Diiriye Fuursade ayaa waxa uu qabaa Xuriyo Aadan Yuusuf oo habaryar u ah Zaynab iyo Cumar Faaruuq, lana dhalatay hooyadood Bishaara Aadan Yuusuf.

Nuur Diiriye Fuursade ayaa waxa uu kasoo jeeda beesha Sacad ee Habar-Gidir

Nuur Diiriye Fuursade ayaa waxa uu qabaa Xuriyo Aadan Yuusuf oo habaryar u ah Zaynab iyo Cumar Faaruuq, lana dhalatay hooyadood Bishaara Aadan Yuusuf.

Nuur Diiriye Fuursade ayaa waxa uu qabaa Xuriyo Aadan Yuusuf oo habaryar u ah Zaynab iyo Cumar Faaruuq, lana dhalatay hooyadood Bishaara Aadan Yuusuf. Nuur Diiriye Fuursade ayaa waxa uu kasoo jeeda beesha Sacad ee Habar-Gidir

.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*