14th August 2018  admin  Category :

Bulshada  reer Garacad sidee noqnayaa dareenkoodu  markay arkaan Raisulwasaahii Soomaaliya oo horay u diiday inuu dhagax u dhigo Dekadda Garacad,  hase ahaatee maanta Gaari yoone Ciid ah riixaya  isaga oo raba inuu ka qayb qaato dhisida mid ka mid ah jidadka Muqdisho

Dhagax dhiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay uga go’an tahay ka qayb galka dadaallada isku tashiga ah ee lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka.

Slået op af OPM Somalia. i Lørdag den 11. august 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*