27th April 2024  admin  Category :

Ninkan Waalan ee SNM wuxuu gartay miyeenu garan waynay?

Gudoomiyaha Xisbiga beelaha Garxejis ee Isaaq oo ay beelaha HARTI wada degaan gobolka Sanaag Faysal Cali Waraabe ,ayaa isaga oo Qabri uu ku sheegay inuu yahay kii SHEEKH ISAAQ dhabarka ku haya, oo sida la sheegay qabriga oo dhabarka la saaraa ay tahay Ducada ugu danbaysa, gaar ahaan taariikhda markii ay ka caban jireen beesha Daarood waxa uu yidhi sidan ” Reer Sheekh Isaaqoow waxaan u baahanahay inaan dhisano dekedda Maydh,oo aynu Ceerigaabo ka dhigano suuq madax banaan oo aan Canshuur laga qaadin, si aan uga maarano dekedda Boosaaso”.

Maalinta uu hadalkaa lahaa Faysal, qaar ka mid ah beesha Warsangeli waxay iyaguna ku doodayeen in Maxamed Godane oo u shaqeeya Beesha Isaaq inuu yahay nin Garaad Cabdale ah oo aan laga celin karin Ceelbuh iyo Xingalool oo isaga oo u ololeenaya in lakeeno sanaadiiqda SNM lagu soo dhoweeyo magaalooyinkaas

Madaxda Beesha Majeerteen oo aynu wax isku darsanay oo aynu ku heshiinay haddii beel ka mid ah beelaha Puntland ama Harti amnigooda la khal kahal geliyo in meel looga soo wada jeesto siddii loo difaaci lahaa ,iyaguna waqti badan waxay siiyeen oo kala weynaatay difaaca degaanka sidii ay u heli lahaayeen Raisulwasaaraha soo socda ee Soomaaliya. Waana sababta reer Puntland qaarna difaaca ugu jiraa kuwana tumashada aan dhamaadka lahayn ay Garowe uga wadaan, oo xitaa maalmihii shaqada loo fasaxay shaqaalihii dhafarka iyo tumashada ay ku jiraan awgeed

Ugu danbayntii sida Faysal Cali Waraabe sheegay arinta maanta ciidanka loo keenay gobolka Sanaag waa ka weyn tahay sanaadiiq, waa sidii loo xiri laha dekedda Boosaaso loo joojin lahaa jidka Ceel Daahir loona tusi lahaa bulshada caalamka inay gobolka gacanta ku wada hayaan. Puntland waxa laga sugayaa jawaabta daandaansiga jabahdda SNM siddii ay uga jwaabi lahaayeen ama bulshada gobolka Sanaag runta ugu sheegi lahaayeen si ay isu difacaan

ALLSANAAG.COM

One thought on “Jidka Ceel Daahir iyo dekedda Boosaaso waa inaan joojinaa

  1. MUSTAFA NOUR FARAH

    WAR REER TOLKAYOO MEESHA TALA KUMA HAYSAANE ILAA 1991 BURBURKII SOOMAALIYA WAXAYNU KU JIRNEY TAL LA,AAN EH GOORMAAD WAX FAHMAYSAAN
    SNM WAA INOO CADOW TAASI WAA ARIN AAN U BAAHNAYN IN MAANTA LAGA WADA TASHADO
    MAJEERTEENA WAXABA KUUMA OGOLA OO WUXU KUU ARKAA DAD UU KA BADANYAHAY MARKAA TASHADA OO KA BAXA DULINIMADA IIDIN HAYSTA
    TAARIIKH 750 SANO AYAAD LEEDIHIIN

    Reply

Leave a Reply to MUSTAFA NOUR FARAH Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*