28th March 2024  admin  Category :

Wariye Maxamed Cumar Sheekh Oo Ka Mid Ahaa Wariyayaashii Radio Muqdisho Oo Banaanka Soo Dhigay Shakhsiyada Ninka Lagu Magacaabo Taakeeye Iyo Dilalka Wariyayaasha

Taakeeye *( abuu sufyaan )* waa Nin dhallaankiisii kusoo dayacay America , Dhowr naagoodna kusoo furay America iyo Canada …muteeysteyna in uu afar sano oo Xarig Ah kusoo qaatto America , issagoo shabaab xiriir lalahaa lagusoo cadeeyey , danbiyo kaloo badanna ku galay North America …awalna Somalia Dilal horey ugusoo geeystey Bareera Ah …kana soo qeyb qaatay dagaaladdii sokeeye ee Somalia …Haatanna waxaaba uu aaminsan yahay , Somaliada kulligood waa Wada gaalo , sheydaanka caabuda …Calanka Somalia ayuu sheydaan lacaabudo u heeystaa ….Noocaasi oo Miiran baa Dalka Somalia dhib kuhaya .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*