26th April 2024  admin  Category :

Beelaha gobolka Bari degaanka maanta  laga siiynayo ,  Puntland ka hor xagee deganaan jireen oo ka soo guureen?

Go’ aamadii kasoo baxay Shirkii Degmada Carmo ka socday ee xalka loogu raadinayay colaadii dhowaantan ka dhacday deegaanka Duur-idaad ee Gobolka Bari ee u dhaxeeyey beelaha Majeerteen iyo Dishiishe

Go”aamada Shirkan kasoo baxay ayaa waxa ugu muhiimsan in Beesha Dishiishe ay bixiso lacag dhan 85,000 Doolar,taas oo isugu jirta mag,duug iyo khasaarihii guryihii la dumiyey.

Sidoo kale qodobka Labaad ee ugu muhiimsan Go”aamada Shirkan ayaa ah Beesha Ismaaciil Saleebaan deegaan cusub laga siiyo meel aan qiyaas ahaan ka fogayn halkii dirirtu ka dhacday,weliba Falluuja iyo Jiingada Dhexdooda. Degaanka Jufadan ka mid ah beesha Majeerteen loo go’aamiyey ayaa horay waxa u degi jiray Beesha Dubeys ee Warsangeli iyagu hadda arintan wax laga waydiin

https://allsanaag.com/dagaal-puntland-ka-dhacay/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*