26th April 2024  admin  Category :

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay labo ka mid ah Hindise sharciyeedyo hor-yaalay

Shirka Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa loogu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka Nakhshadeynta Magaalooyinka Soomaaliya. Sidoo kalana waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay qaar kamid ah golaha wasiiradda iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*