26th April 2024  admin  Category :

Labadii sano ee dhismaha Dekedda Garacad socdey waxaa magaalada Garacad ka dhacay isbadelo dhanka hormarka ah. Waxaa magaaladda joogto u yimaada sahan ganacsto iyo dalxiisayaal ku doogsanysa Badda Hindiya. Waxaa kobcaya dhaqaalaha deegaanka, waxaa sare u kacay qiimaha iibka dhulka, waxaa camiran hoteelada iyo makhaayadaha. Waa GARACAD cusub!
> Kaga bogo QAYBTA 1aad ee warbixinta GARACAD waxaana inoo haya : Labadii sano ee dhismaha Dekedda Garacad socdey waxaa magaalada Garacad ka dhacay isbadelo dhanka hormarka ah. Waxaa magaaladda joogto u yimaada sahan ganacsto iyo dalxiisayaal ku doogsanysa Badda Hindiya. Waxaa kobcaya dhaqaalaha deegaanka, waxaa sare u kacay qiimaha iibka dhulka, waxaa camiran hoteelada iyo makhaayadaha. Waa GARACAD cusub!
> Kaga bogo QAYBTA 1aad ee warbixinta GARACAD waxaana inoo haya Maxamed Xasan Dahalo

Image may contain: one or more people, ocean, sky, water, outdoor and nature

Image may contain: one or more people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*