23rd October 2018  admin  Category :

Wiilashii Harti ee aabayaashood Garaadnimada ka dhaxlay, hase ahaatee ka dhego adeegay in  Bulshaddii ay Isimnimada ku matalayeen ay  wada tashi  la sameeyaan ama  tallo  ka qaataan   oo Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi ka doortay inay dhinac fariistaan  waa in sidan oo kale Garaadnimada ay aabayaashood ka dhaxleen oo ayna si kale ku helin  laga wada xayuubiyaa

Halyeyga Soomaaliyeed,darwiish Caaqil Axmed Cabdi Gaas Cawke Hoolif),oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Laas-caanood,fariin culusna u diray ragga lagu shaqaysanoyo ee dad iyo deegaantoona aan matalin.Taariikhda ayaa xusi doonta caaqilka alle cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo.sii #Share

Slået op af Eid Mohamed Diriye i 10. juni 2018

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*