
1st April 2023 admin Category :
Maleeshiyadkii Somaliland Ee Taleex Oo kuwada Biiray Puntland
Wasiir kuxigeenka Caafimaadka puntland ayaa kulan soo dhawayn ah u sameeyay ciidamo booliis ahaa oo horey oga tirsanaa maamulka SNM kuwaa oo hadda ku biiray puntland