17th December 2017  admin  Category :

Toos u daawo Ganacsato Soomaali ah oo la boobayo hantidooda South Africa gaar ahaa duleedka magaalada Johannesburg

LIVE Ganacsato Soomaali ah oo la boobayo hantidooda South Africa gaar ahaa duleedka magaalada Johannesburg Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mohamed Hussein Tuuraq ayaa si toos ah oo Live ah usoo tabinaya Ganacsiyada Soomaalida oo la boobayo habeen saq dhexe ah.Xaalada ayaa ah mid kacsan oo cabsi iyo hubanti la'aani la soo sheegayo, SHARE SHARE U SOO DUCEEYA Walaalaha Soomaaliyeed

Opslået af Xogmaal Production på 10. juli 2017

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*