26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaanada Hawiye, haddii ay doonayaan inay ku khasbaan Shiikh aan Indhaha wax ka arag oo marti ku ah Muqdisho inuu warbaahinta hor yimaado oo  uu ka raali geliyo hadal uu horay u sheegay oo ahaa in Mooryaanta Mooshibka dawladda ka wadaa aan   loo dul qaadan karin . Hase ahaatee ay raali ka yihiin in Xasan Xaad iyo Axmed Diiriye ay maalin walba ay warbaahinta hor tagan yihiin oo wixii afkooda ku soo dhaca oo Qaran dumis ah ka sheegayaan.  Soo uma eka nimaka Muqdisho jogaa inaany dawladnidmo doonayn. Hoos ka akhrso Xildhibaan ka soo jeeda beesha Habar gidir iyo maqaal uu ka qoray Sheekja Indhaha wax ka arag oo Muqdisho ku martida ah.

https://www.facebook.com/photo.php?fbid=10155394181562319&set=a.163842882318.116775.716187318&type=3&permPage=1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*