26th April 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Maamul Goboleedka Hargeeysa, Muuse Biixi, wallaalkiis ayaa doonaya inuu ka dhaco dhul dad masaakiin ah ay leeyihiin. Ninkan dhul boobka u soo tafaxeetay ayaa lagu magacaabaa Cumar Biixi, waxaa kalloo isna qorshahan boobka ah kulla jira nin ay abti u yihiin.

Hadaba, shacabka beesha Isaaq ayaa u darsaday dawladdii Kacaanka taas oo iyadu dhul dadka ineey siiso mooyee aan ku saqajaami jiri dhulka dadka masaakiinta . Si kastaba ha ahaatee, waxyaabaha ay ku kacayaan siyaasiyiinta SNMta ayaa ah wax laga yaqyaqsoodo taas oo diinta islaamkana aysan meelna kaga jirin in miskiinka loo xoog sheegto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*