18th July 2018  admin  Category :

Wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa deegaanka Tukaraq ku soo dhoweeyey cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland oo ku biiray howlgalka dowladda Puntland ku xoraynayso gobolka Sool.

Ciidankan ayaa ka koonnaa todoba gaari oo Tikniko ah, gaari xaamul ah iyo labo oo Askari oo ay horay Somaliland u tababartay

Ciidamo uu Hogaaminayo gen Mubaarik Maxamed Warsame (Jiqda) oo Fariisamahoodu ahaa Adhicadeeye iyo Laascaanood ayaa ku Soo Biiray Ciidamada Daraawiishta Puntland una Diyaarah Sifaynta Jamhada Jeegaanta Jaahwareersan

Slået op af Mohamud Mohamed Hassan i Onsdag den 11. juli 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*