Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2024  admin  

Hogaanka Sirdoonka Soomaaliya, Itoobiya Iyo Eritrea Oo Ku Shiraya Adis-Ababa ogaanka Sirdoonka dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku shir uga socdaa magaalada Adis-ababa ee magaalo madaxda dalka Itoobiya, sida loo xaqiijiyey wakaalada Horseed. Lama oga waxa uu quseeyo kulanka ilaa iyo haddana wax war ah kama soo bixin shirkan ay isugu yimaadeen hogaanada sirdoonka […]

1st May 2024  admin  

Mid ka mid ah Ragii weeraray Hotel Cascaseey Kismaayo oo la xukumay.… 22

1st May 2024  admin  

Beesha Isaaq Oo Mamnuucday Caleemasaarka Cuqaasha Iyo Salaadiinta Digniin Culusna Dirtay

1st May 2024  admin  

Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Dowlad Gobaleedka Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil oo muddooyinkaan ku sugnaa degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa maanta booqday xerada ciidanka Daraawiishta ee howlgala gobolka Gedo, wuxuuna ciidanka kula dardaarmay in ay xoojiyaan amniga guud ahaan gobolka.Dhanka kale wasiiru dowlaha amniga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil ayaa kormeeray xarunta saldhigga booliska ee degmada […]

1st May 2024  admin  

Shirka Wadatashiga istiraatijiyadda kheyraadka Biyaha oo maalintii labaad galay+Sa hirkani wadatashiga sameynta istiraajiyada maareynta kheyraadka biyaha heer federal iyo dowlad goboleedka ayaa galay maalintii labadaa waxaa ka qeyb-galaya Sii Hayaha wasiirka tamarta iyo kheyraadka biyaha dowladda Soomaaliya Fowsiyo Maxamed Sheekh ,xubno ka socday dowlad goboleedyada dalka iyo sii hayaha wasiirka garkaarka iyo maareynta biyaha xukumadda […]

1st May 2024  admin  

Xildhibaan Falhad;”Waxa uu ballanqaaday Xasan Cali Kheyre inuu xallin doono khilaafka Badda ee Kenya iyo Somaliya Mid ka mid ah mudanayaashii ka tirsanaa baarlamaanka dalka Kenya Senator Falhad Deeqow Iimaan ayaa sheegtay in kulan ay maanta la yeesheen qaar ka mid ah mudanayaasha laga soo doorto deegaanada Soomaalida Kenya in arrimihii ay ka hadleen ay […]