Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th April 2024  admin  

Iran oo la wareegtay markab xamuul ah oo marayay marin biyoodka Hormuz Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta ah marayey marin biyoodka Hormuz, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Iiraan, waxayna tani imanaysaa maalmo kadib markii Tehraan ay ka digtay […]

26th April 2024  admin  

Nadiira Cabdullaahi: Sheekada dhaqtaraddii haween iyo dhallaan badan badbaadisay balse iyadii umul-raacday Waxay ahayd dhakhtaradda kaliya ee qaabilsan qalliimada, badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka ee ka howl gali jirtay isbitaalka guud ee degmada Baran ee gobolka Sanaag. Allaha u raxmadee Dr Nadiiro Cabdillaahi Aadan, waxay Arbacadii ku umul raacday ilmaheedii ugu horeeyey cisbitaal ku yaala magaalada […]

26th April 2024  admin  

Faahfaahinta weerarkii ka dhacay Australia iyo ninkii ka dambeeyay agaalada Sydney, nin toorrey ku hubaysan ayaa dilay shan qof tiro kalana dhaawacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto halkaas oo ka dhashay jaahwareer iyo kala carar sida ay goob joogayaal sharaxeen. “Waxay ahayd waalli,” ayay tiri haweeney arxagagasan ka muuqday, markii ay sharraxaysay inay aragtay […]

26th April 2024  admin  

Kulankii madaxda beesha Abgaal ee Guriga Macalin weli ee Nairobi oo laysku afgaran waaey.

26th April 2024  admin  

Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya.

26th April 2024  admin  

Yaa ka danbeeya in Dastuurka Soomaaliya wax laga bdelo habeen madow oo aan cidna wax laga waydiin Waa arooskii Saadiq John oo kaligii taliyaha Jabuuti ku amrayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow  inuu kala diro madaxda maamul goboleedyada oo sidiisa oo kale noqdo.