Category Archives: khudbado

24th June 2017  admin  

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 June 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha DFS iyo dib u heshiisiinta Dawladda Soomaaliya Mudane. Cabdi faarax Saciid Juxa, kaas oo saaka subax nimadii ka soo kici timay magaalada Gaalkacayo. Kahor kulanka ayaa waxaa duleedka magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey Wasiirka […]

24th June 2017  admin  

Mulkiilaha shirikada Facebook Mark Zuckerberg , ayaa afuraad u sameeyey qaar ka tirsan Soomaalida Maraykanka ku dhaqan Tonight I had my first Iftar dinner with a group of Somali refugees in Minneapolis.As a refugee, you often don't get… Opslået af Mark Zuckerberg på 22. juni 2017

24th June 2017  admin  

Saudi and other Arab nations ask Qatar to shut Al Jazeera, close a Turkish base and scale down Iran ties within 10 days. http://aje.io/dkx4

24th June 2017  admin  

Dgaalkii ku  dhex maray degaaanka Benyaleey ee gobolka Hiiraan  beelaha Cayr iyo  Xawada ee ka wada mid ah beelaha  beesha  Hawiye  , ayaa sida la baahiyey   waxa heshiis ka gaaray maamulka gobolada dhexe iyo Dawladda federaalka Soomaaliya. Ma jiro maamul goboleed la yiraahdo gobolada dhexe  oo sharciyeesan oo ka mid ah maamu goboleedka Soomaaliya. Dawladda federaalku […]

24th June 2017  admin  

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan iyo farxadda ciidda awgeed waxa uu cafis ugu fidiyey 119 maxaabiis ah oo ku xidhnaa xabsiyada waa weyn ee Garoowe, Boosaaso iyo Qardho

24th June 2017  admin  

Maanta iyo Martisoor waa Siciid Xasan Shire, Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Puntland, oo waayahaan aan hadalkiisa la maqal. Maanta Martisoor kaga bogo kuna soo dhowaada barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee Martisoor. Waxaana maanta Boosaaso ka soo jeedinaya wariye Axmed Sheekh Maxamed Tallman. HOOS RIIX https://daljir.com/barnaamijkii-martisoor-iyo-axmed-sh-maxamed-tallman-dhegayso/#more