16th May 2024  admin  Category :

Cabasho laga muujiyay dhalinyarada dahabka ka qota buuraha Sanaag.

Buurta Calmadow, maanta waxa ka furan Biibitooyin qaadka lagu gado, maalin walbana magaalada Boosaaso waxa ka baxa gawaari wada Biyaha saafiga ah ee  caagadaha ku jira, Biyahan qaar waa la cabaa qaarna waa lagu qubaystaa. Waxa jooga dilaaliin wixii la soo helo buurta oo dahab ah iyaga oo buurta ku sugan  gadanaya. Alshabaab iyaguna dhinacooda ayeey ka qodanayaan oo ganacsatada gobolka Bari ayeey wada shaqaystaan  oo waa lays ogyahay.

 

https://allsanaag.com/gobolka-gaarhayuu-u-baahan-yahay/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*