9th May 2024  admin  Category :

Bulshada ku dhaqan Ceelbuh ayaa ku wareejiyey xoolo nool ciidanka xoreeynta ee Puntland. Hadaba, waxaa laga sugayaa magaalooyinka Buraan, Xingalool, Dhahar, Shinbiraale, Damalaxagare, Baraagaha qol, Badhan, iyo magaalooyinka kalle ineey ku daydaan bulshada reer Ceelbuh ayna keenaan taakulada ciidanka.

Allsanaag.com

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*