29th March 2024  admin  Category :

Axmed Muumin Seed oo ka soo jeeda beesha Habar Cafaan ee Samaroon ayaa sheegay inuu xadka soo xirayo oo beelaha Harti kala go’ynayo . Suaasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay  Habar Cafaan iyo Harti goormay xuduud yeesheen? Goormaase taariikhda Habar Cafaan Harti u bootayn jirtay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*