26th April 2024  admin  Category :

Wafti uu hogaaminayo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada DPL ahna kusimaha Wasiirka Mudane, Cabdirashiid Cali Geelle oo kormeer ku marayey gobolka Hayland ayaa booqday Deegaano kamid ah Dhuldaaqsimeedka Degmada Buraan ee gobolka Hayland oo dhibaato ka dhalatay Boholo kasamaysmay Deegaanku ay saamayn ku yeesheen dhuldaaqsimeedka Deegaankaas.

Wasiirka oo ay weheliyaan maamulka degmada Buraan iyo Farsamoyaqaano dhanka Dib u dayactirka boholoha ah oo ka socday Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada DPL ayaa kormeer kutagay Deegaanada ay Boholo saamaynta ku yeesheen waxaana ay wasaaraddu qiimayn iyo u kuurgalid kusamaysay Boholahaas oo ay dhawaan wasaaraddu ka howlgali doonto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*