26th April 2024  admin  Category :

Ciidamada AMISOM ee  nabad ilaalinta u jooga dalka Soomaaliya waa maxay sababta ay isugu daawnayaan beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis ee ku dagaalamaya Bariga  gobolka Togdheer?.dagaalkaas oo ay  ku dhinteen dad badni

Dagaalkan ayaa saamayn weyn ku yeelan   doono dhamaan  waqooyiga Soomaaliya hadaan maanta  loo soo dirin ciidamo dhex dhexaad ah oo kala dhex gala labadan beelood ee Habarjeclo iyo Habar yoonis ee ku dagaalamaya xadka u dhaxeeya  gobolada Sanaag iyo Togdheer. Ciidamada ugu haboon ee labadan beelood kala dhex geli kara, waa ciidamada AMISOM ee Somaaliya u jooga nabad ilaalinta

Marabi ka soo jeeda gobolka Sool kalsooni badan kama haystaan labada beelood ee dagaalamaya

https://youtu.be/zoZa3p6oKi0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*