29th March 2024  admin  Category :

Shirkii Balicad Oo Magac Loo Bixiyay Iyo Qorshaha Cali Khaliif

Kooxdan tirada yar ayaa wadata siyaasad ah in Dhulbahante iyo Khaatumo la hoos geeyo maamul beeleed SNM si ay iyaguna shilimaad iyo cad quudheed ugu raadsadaan. Shacabka Reer Khaatumo se way ku gacan saydhay, ninkii Isaaq isu dhiibayaa isaga ayay jirtaa.

Kooxdii Cali Khaliif oo ku fashilantay inay dad miisaan leh isugu keenaan Balicad ayey dani ku  khasabtay in isla kooxdii tirada yarayd ee shirka qarsoodiga ah Caynaba kula yeelatay maamul goboleedka SNM-ta in ay hadana shir aan wax macno ah ku fadhiyin inay isugu balansadeen.

Shirkan oo qorshihii hore ahaa in madaxdhaqamaydka laga soo qeyb-galiyo markii lagu fashilmay ayaa la bilaabay qorsha kale oo la leeyahay shirkan wuxuu lamid yahay shirarkii hore oo sanadkiiba mar la qabto

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*