26th April 2024  admin  Category :

Labada Eray ee Badha Sab asalkoodu wuxuu ka yimid luqadda Hindiga oo macnaheedu yahay Gudoomiyaha ugu sareeyey ama Booskii ugu weynaa .

Gumaystihii reer Yurub, gaar ahaan boqortooyadii Ingiriisku tiradii ay waqtigaas ahaayeen kuma filnayn in Qawmiyad walba oo ay gumaystaan u keenaan Askar Cadaan ah oo dalkooda ka soo jeeda . Taasina waxay keentay in dhulkii Soomaaliyeed oo ay gumaysan jireen ee hadda sheegta Somaliland inay madax uga dhigaan in maamulka u qabtaan, oo fariistaan xafiisyada dad ka soo jeeda Hindi oo u badnaa Sikh.

Faysal Cali Waraabe, Dheeg iyo Nac nac awoowayaashood ayeey aahayeen kuwii tuurta u ridan jiray maka Hindigu dano ka leeyhay suuqyada Hargaysa, Burco iyo Berbera

Waana sababta keenta eryada ilaa hadda looga Isticmaalo maamulka iyo amniga degaanadaas ay asalkooodu yihiin kwa ka soo jeeda luqadahaha Hindiga iyo Punjaabiga.

Maanta Ninkii Tamarta yaraa ee Tuurta ku soo qaadi jiray gumaystaha ayaa doonaya inuu taariikh samaysto

https://www.facebook.com/farhaan.nuur.1/videos/2491265894219397/?t=15

Image result for punjabi soldiers in british army

https://www.facebook.com/aftax.abdirizak.35/videos/423720341755186/?t=3

https://allsanaag.com/saldanada-maakhir/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*