26th April 2024  admin  Category :

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa dood-dheer ka dib qaadacay muddo kordhinta aan sharciga aheyn ee ay sameysteen Golayaasha Dawladda Federalka Soomaaliya ee wakhtigu ka dhammaaday.

Fadhiga maanta oo ay joogeen 52 Xildhibaan ayaa waxaa u codeyay Ogol 49 Xildhibaan, Diidmo 1, Aamus 2 Mudane.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*