26th April 2024  admin  Category :

Xildhibaanaddii Koonfur Galbeed oo Moosin ka keenay Guddiga  abaaraha ee maamulkaas

Xildhibanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed,  ayaa kalfadhigii ay sameeyeen  mooshin ka uga keenay Guddiga abaaraha ee maamulka Koonfur galbeed.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ee ka yimaada maamulka Koonfur galbeed ayaa horay ugu caan baxay Mooshinada lacagta lagu qaato ee lagu ridayo Ra’isawsaaarayaa Soomaaliya

https://youtu.be/Y4IjklJqbGU

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*