26th May 2019  admin  Category :

Dagaal SNM lala galo waxa ka fudud in marka hore Wiilshan Badhan jooga inta hubka laga qaado    xabsiga la wada  dhigaa ama magaalada laga saaraa.

Nimanka beelaha Isaaq ugu magcaaban, Wasiirka dagaalka, gudoomiyaha gobolka, gudoomiyaa  degmada, Taliyaha ciidanka,  Iskuduwaha waxbarashasda, iyo kuwa hadda muuqaalka hoose ku   sheegaya  inay Caare ka soo laabteen,dhamaantood degmada Badhan ayeey ka soo jeedaan,   oo loogu ogolyahay inay ka sheegaan ama  hadalaan hadalo  lid ku ah amniga, taariikhda, sumcadd iyo sharafta bulshada reer Maakhir guud ahaan.

Dhalinyarada ugu badan oo difaaca Buuraha Calmadow ku dhimatay iyaga oo la dagaalamaya argagixisada alshbaab degmada Badhan  ayeey ka soo jeedaan. Bulshada ugu badan ee lacag ku bixisay iyaguna  Jidka Ceela Daahir degmada Badhan ayeey ka soo jeedaan. Looma dul qaadan karo in afartan wiil  ay afduubtaan  rabitaanka Bulshada Reer Maakhir, iyaga ay Odayaal ku lacag qaataan.

 

3 thoughts on “Argagixisada Badhan ku sugan, ha laga saaro

  1. Gabar Harti

    ACUUDU BILLAH. KUWAAN PUNTLAND LALEEYAHAY WAABA ASXAABUL QUBUUR MINDHAA BISSINKA. CADOWGOODII NIMANKA USHAQEEYNAAYA MIYAANAY ISKA ERYI KARIN AMA XABSIGA DHIGI KARIN HADII EEY AYAGA MAGAALADA MAAMWLAAN? WALLAHI WAA YAAB!

    Reply
  2. Ceelbuh

    Runtii, raggani wax qadiyad ah ma leh haba yaraatee, laakiin meeshaas bila sharafka ah waxay u joogaan xoogga shilimaad ah oo loo daadiyo.. waxaa la yidh, ninkii warankaagu galo ayaa weedhaadu gashaa…raggan qaar ka mid waxaa hortooda Muuse ku dilay aabiyaashood si ay weedhiisa u maqlaan oo dhulkooda u soo gacan geliyaan..

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*