20th May 2024  admin  Category :

Urrurka dhalinyarada isxil qamayaasha TAYO oo soo bandhigay waxqabadkodii 2 sano eela soodhaafay.

Urrurka dhalinyarada isxil qamayaasha TAYO oo soo bandhigay waxqabadkodii 2sano eela soodhaafay.

Dhalinyarada uruurka TAYO oo ah inamo hablo iyo wilal,yar yar ah ayaa iyagu noqday kuwo iskood isugu xil qaamay degaankooda iyagoo aan cidna gacan ka helayn,Waxaana rumowday riyadii iyo fikirkii ay ku midobeen 3sano ka hor markii uu ka soo maaxday Ra,yigga wanaagsan ee manta bidhaantiisa cadcaadu hayso.
Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimey oo ka dhacday hoolka shirirka dadweynaha Ee xarunta degmada Buraan Ee gobolka Haylnd ayaa waxaa ka soo qaybgalay ,UrruradaHaweenka,dhalinyarada,Aqoonyahnada,Odayaasha,Maamulka degmada iyo qaybaha bulshada,Waxaana urrurka masuuliyiintiisu ay madasha ku soo bandhigeen muqaalo iyo warbixino bilow ilaa dHamaada Ducmerts ay ka diyaariyeen shaqooyinkii ay qabteen muddadaas.

Waxaa ka mid ahaa waxyaabihii uu qabtay urrurkaasiN OIlaha Nadaafadda degaanka,waxbarashada ,dadka danyarta ah oon iskuulo bilaasha loo furay,iyo dhiraynta iyo bilicda degmada Buraan .
Masuliyiintii madasha lugu casumey ayaa bogaadiyey qorsha muuqda iyo dedaalada ay mujiyeen dhalinyarada Is xil qamayaasha Urrurka TAYO oo ah urrur ka mida Urrurada Somaliyeed ee PUNTLND kuwooda iskood isu xilqaamay.
Maxamed Axmed ciise
Allsanaag/Buraan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*