26th April 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiekh Cosmaan Jawaari ayaa mar kale xukuumada Soomaaliya ugu baaqay in Ciidamada la geeyay Xarunta Golaha shacabka laga qaado ,kuwii horena dib loogu soo celiyo Madam Sabtida Xildhibaanada Fadhi ku yeelan doonaan Xarunta Golaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*