26th April 2024  admin  Category :

Argagixisaddii weerartay xabsiga Boosaaso oo mar kale dagaal ka riday degmada Laasqoray ee maamulka Puntland.

Qaar ka mid ah alshabaabkii galay Xabsiga Boosaaso iyo Maleeshiyaad SNM ah ama Dirta waqooyi oo garab siinaya ayaa dagaal mar kale ka riday degaano hoos yimaada degmada Laasqoray.

Axmed Cismaan Xasan oo ka soo jeeda Beesha Gudabiirsay, ahna ninka ugu magcaaban maamulka SNM gobolka Sanaag ayaa maalintii shalay la yimid ciidan maagaalada Yube, isaga oo sheegay inuu Sariibad u dhisayo hase ahaatee ujeedadiisu ahayd argagixisnimadan uu maanta ka sameeyey degaanada degmada Laasqoray .

Weerarkan argagixisada ah ee ka dhacay Degaanada Shidan iyo Waqdariya ayaa ah mid jidka loogu baneenayo alshabaabka baxsadka ah ee weeraray xabsiga Boosaaso oo intooda badan ka soo jeeday degaanada Dirta waqooyi degaan. Ninka alshabaabka wata iyo ku xigeenkiisa iyo nimankii Shalay yimid Yube ayaa ka soo wada jeeda beelaha Gudabiirsay iyo Habar jeclo. Arinta labaad ee loogu abuurayo degaano cusub alshabaabka ayaa ah sidii Khayraadka gobolka loo bililiqaysan lahaa

Maamulka cusub ee degmada Badhan iyo maamulka Puntland ayaa weli arintan ka hadlin.

2 thoughts on “Alshabaab iyo SNM wada socda oo soo weerary Puntland

  1. Jirac

    War ileen adaa wax arkay layaab hada waa weerarkii 85aad inta aan hubo oo beesha SNM ku soo qaadaan beesha Daarood deeganadeeda dadna laayaan dadna bara kiciyaan. Intay deegamayadii Daarood ku xaar iyo magacyo aan la garaneyn ula baxeen bay hadana haabinayaan Yube, laasqorey iyo sariibad. Walee taladii korneylka ee 2009 kii waa la seegay hadaan maanta taako adag loo dhigin oo deegaan kooda la qabsan wale ineyyan joojineyn waa kaa sidii bay noqotay ALAMTARA XARGAHA SOO GOOSTEEN. Mid baan dadkanaga u sheegin wax beelaha caalamka layiraah ma jiraan. Nimankaan jilicsan ee Faroole iyo inta ku xiran ee XISKISINKA iyo nasgaha guryaha loo gashay warkooda ha dhageysonana waxna ha ka suginina dadka deegaan ka ayaa ku filan wax kastana records ka sameeya magacyada ALSHABAAB KA AMA SHAATIGA SHAYDAAN KA CIIDAA U DHAQDHAQAAQEYSAA waan iskaga filanahay kii la qabtana NO MERCY UNUUNKA MIISHAAR KAGA JARA KEENA DHINTANA WAA SHAHIID LA HUBO OO HOROR LAGU YAHAY TACTICS GA adkeeys waa ku filanahay guuleysta.

    Reply
  2. Jirac

    Waad u jeedaan shaati yada hadba deegaan keena loo gashanayo bil xaqiiqan waa hadalkii HASSAN DHAHEEYE soo ma aragtaan waa isku raacaan yihiin in shaatiga shaydaan ka ay u gashtaan. AAWAY KUWEENII GARARKA WAA WEYNAA SIXIR BAY KU HAYAAN IYO FAAN ANAGA DAAROOD KA SIXIRKU NAMA QABTO IYO BALAH BALAH. AAWAY KUWII DIFAACI JIRAY? Kaan fahmin maanta oo 2021 ay tahay sow nooma banaana inaan MIISHAAR SURKA OGA GOYNO BAL CAR WAKAASE HA KA HADLAAN OO HALA HADLAAN SNM IYO ALSHAYDAAN INEY LA AADAAN DEEGAMADOODA DHIBKA IYO SHIDADA AY DADKANAGA IYO DEEGAANKANAGA KU HAYAAN. No mercy no more patience waa la gaaray xiligeynu sugeyney ineynu NAFTEENA, MAALKEENA IYO DEEGAANKEENA DIFAACAN LAHEYN BISMILLAHI RAHMANI RAHIM BISINKA WADA QABSADA.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*