27th April 2024  admin  Category :

Akram Xasan Cafiif waa wiil Soomaaliyeed kaas oo u ciyaara kooxda dalka Qatar, kuna ciyaara lambarka 11aad; wiilkan ayaa ku dhashay dalka Qatar, aabihiisna waxa uu ka mid ahaa ciyaar yahanadii dalka Soomaaliya ee berri sammaatkii. Akram ayaa dhaliyey mid ka mid ah goolashii seddexda ahaa ee looga beddiyey dalka Jabaan, waxa uuna qeeyb ween ka qaatay guushii Qatar ay ka soo hoyday ciyaarihii Qaarada Aasiya.

Wiilkan ayaa fursadda uu ka hellay  dalka Qatar ka helleen dalka Soomaaliya, waxaana booskiisa la gellin lahaa mid lagu keenay reer ama beel.

Akram Afif waxaa Awoowe u ah Ganacsadihii Soomaaliya u Tijaarsanaa Al Xaaji Ibraahim Uunlaaye. Akram waxaa Dhashay Xaliimo Cali Mukuli Oo Awoowihii Cali Mukuli wuxuu ahaa Taajir caan ka ahaa Kismaayo

 

 

https://youtu.be/VZddzOQVRiE

 

 

 

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*